DHAGEYSO:- Degaano ka tirsan Gobalka Mudug oo hormar kasameyaay Waxbarashada

0

Wafdi uu hogaaminayo gudomiyaha waxbarashad gobolka Mudug ayaa maanta dhagax dhigay Dhismayal iskuulo lagu darayo xarumaha waxbarashada ee degmooyinka gobolka Mudug.

Ilaa 4 Deegaan oo dhamaan waxbarashadooda lagu dhigan jiray Geed hoostiis ayaa gudoomiyaha waxbarashada oo gacan ka haleya hay,adaha waxay ka dhagax dhigeen Schoolkii hoose dhexe.

Arinta ayaa timid kadib markii sanadkii hore loo doortay xilka gudoomiyaha waxbarashada gobolka Mudug ayuu kusoo Arkay Baahiyo kaladuwan oo dhanka waxbarashada ah.