DHAGEYSO:-Wariyaasha Koonfur Galbeed oo Shaqo Joojin sameyey kadib Jidil loogaystay

0

Wariyaasha ka hawlgala magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa ku dhawaaqay shaqo Joojin ilaa inta laga helayo Amar kasoo baxa Madaxweynaha Maamulkaasi.

Qaar kamid ah Hawladeena oo lagu dilay gudaha Garoonka ayaa sabab u noqotay in wariyaashu ay shaqo joojin sameeyaan.

Wariyaasha ayaa sidoo kale waxay cabasho ka muujiyeen ilaada Madaxweynaha dawlada federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Xarunta Madaxtooyada maamulkaasi Koonfur Galbeed Soomaaliya.