DHAGEYSO:-Taliska Ciidanka puntland oo ka warbixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee buuraha gal gala ka dhacay

0

Taliska guud ee ciidanka dowladda Puntland ayaa waxa uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey howlgalladii ugu dambeeyey ee ciidanku ay ka sameeyeen buuraleeyda Cal-madaw ee gobolka Bari halkaasi oo ay ku beegsadeen saraakiil iyo dagaalyahano katirsan Alshabaab.

Taliyaha guud ee ciidamadda Badda dowladda Puntland, Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faraax, ayaa sheegay in ciidamadoodu ay iska difaaceen weerarkii habeenki Sabtida, islamarkana laga daba tagay ragii weerarka geystay,