DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Luuq oo Bulshada ka codsaday in Bilicda Degmada ay ka shaqeeyaan

0

Maamulka Degmada Luuq Ayaa Bulshada ka codsaday in Bilicda Degmada ay ka shaqeeyaan Xili lagu gudo jiro fatahaad inta badan ka dhacay deeganada ay maraan wabiyada jubba iyo shabeele.

Maamulka ayaa shacabka ugu baaqay in ay iska ilaaliyaan biyaha wasakhaysan ee fadhista gudaha magaalada