DHAGEYSO:-Alshabaab oo inta u dhaxaysa hiiraan iyo bakool ku dilay 10 qof oo rayid ah

0

Ururka Al-shabaab ayaa Fal bulshada soomaaliyeed ay aad uga naxeen u gaystay Gaadiid iyo dad Ganacsato, Iyadoona ay Halkaasi ku dileen 10 Ruux oo Rayid ah, waxayna gubeen 13 gaadhi oo xamuul ah, Sida ay sheegeen Masuuliyiin maamulka gobolka hiiraan oo warbaahinta kula hadlay baladweyne

Hoos ka dhageyso codka