AKHRISO:- Madaxweyne Shariif Xasan oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Falaagada Al Shabaab.

0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif XAsan Sheekh Aadan oo ka mid ah Madaxda dowlad goboleedayda ka qeyb galeysa shirka Amniga Qaranka ayaa halkaasi khudbad ka jeediyey.

Shariif Xasan ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin rajada shirkaasi laga qabo in dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab maadaama shirkaasi looga hadlayo arrimaha Amniga dalka.

Dhinaca kale Madaxda kale ee dalka ayaa iyna khudbado xasaasi ah ay halkaasi ka jeediyeen,iyaga oo kaga hadlay arrimo dhowr ah.