DHAGEYSO:-Odoyaasha tukaraq oo cadeeyay cida iska leh puntland iyo somaliland

0

Magaalada tukaraq oo ka tirsan gobolka sool waxaa siyaasad ahaan isku haya maamulada puntland iyo soomaliland ka dib sheegasho midba midka kale uu ka sheeganayo in uu xaq u leeyahay

Hadaba waxaa markii ugu horaysay ka hadlay xaalada geegaanka odoyaash dhaqanka deegaankasi waxayna si cad u shegeen in deegaanka ay labada maamul isku hayaan ay tahay magaalo ay beesha dhulbahante iska leedhay sida ay hadalka u dhigeen

Hoos ka dhageyso codka