DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Luuq oo deeq raashiin gaarsiiyay dad danyar ah

0

Maamulka Degmada Luuq ee gobolka geo ayaa deeq raashiin gaarsiiyay dad danyar ah xili lagu gudo jiro bisha barakaysan ee ramadaan .

Maamulka degmada luuq ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan caawinta danta danyarta ah ayna jiri doonaan shaqo abuur loo samayn doono.