DHAGEYSO+SAWIRRO:-Cameey oo Lagu wareejiyay Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo.

0

Madaxweyne ku xigeenka dawlada Puntland mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaaji CumarCameey ayaa maanta magaalada Buuhoodle kula wareegay ciidamo daraawiish ah kuwaasoo tiradoodu ay gaarayso 135 Askari oo kamid ah ciidamada Daraawiishta dawlada Puntland.

Odayaashaya degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa ku wareejiyey Gadiidkan iyo sidoo kale Hubkii ay wateen madaxweyne ku xigeenka dawlada Puntland.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO