DHAGEYSO:-Dadaallo lagu xalinayo khilaafka madaxda Galmudug oo muqdisho ka socda

0

Qaar ka mid ah Odayaashii wax ka soo dhisay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa ka hadlay khilaafka ka soo cusboonaaday maamulkaasi.

Ugaas Maxamed Bashiir oo ka mid ah waxgarad kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xilligan aan loo baahneyn khilaaf iyo dib u noqosho ku timaata horurmarka Galmudug.

Hoos ka dhageyso codka waxgaradka galmudug ee warka ka soo saaray muqdisho