DHAGEYSO:- Faysal Rooble oo banaanka soo dhigay arimo qarsoon & xiisada gobolka sool

0

Faysal Rooble ayaa bixiyay Waraysi dhinacyo badan taabanaya Waxaana Waraysiga diirada lagu saaray Xiisada ka taagan Gobolka Sool ee Puntland iyo Somaliland.

Waxaa Waraysiga lagu soo Bandhigay Arimo badan oo Qarsoon ku waasi oo ku saabsan dagaalkii Tukaraq