DHAGEYSO:- Wafdi Kasocda Puntland oo Gobalka Sool Ku Wajahan

0

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland D,r Faarax Maxamed Warsame oo maanata Waraysi gaar ah siiyay Allgalgaduud ayaa waxa uu sheegay in isaga iyo Wafdi uu hogaaminayo ay safar ugu baxeen Deegaano katirsan Gobolka Sool, oo ay Puntland kawado Abaabul guud oo lagu taageerayo Ciidamada dib uxoraynta Gobolka Sool ay na ka qayb qaadanayaan bulshada ku dhaqan deegaanadaasi .

Wasiirka ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in ilaa iyo hada ay layaaban yihiin waxa ay dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay uga aamusantahay dhibaatada lagu hayo shacabka Gobolka Sool ee ku soo duulay Maamulka lamagac baxay Soomaaliland .