DHAGEYSO:-Xubno ka Tirsan Labada Gole ee dowladda soomaaliya oo gaadhay baledweyn

0

Xubno ka Tirsan Labada Gole ee dowladda Soomaaliya ayaa gaadhay baledweyn xarunta gobolka hiiraan .

Wafdigan ayaa baledweyne u tagay in ay soo arkaan dhibaatada ka dhalatay fatahada wabiga shabelle uu ka geystay gobolka.

Hoos ka dhageyso codka