DHAGEYSO:- Kaluumaystada Gobalka Bari oo ka hadlay doonyo kaga bur buray dabaylihii

0

Iskaashatada Kaluumaystada Wadajir ee gobalka Bari ayaa ka hadlay doonyo kaluumaysi oo laga bur buray roob dabaylo wata oo kad’ay gobalka BARI Maalmihii lasoo dhafay ,kuwaas oo khasaare kala duwan geeystay

Maxamed Siciid oo ah Guddoomiyaha iskaashatada Kaluumaystada gobalka Bari oo Allgalgaduud Waraysi siyaay ayaa kawrabxiyaay tirada doonyo kaluumaysi oo ku burburay xeebaha Gobalka Bari