DHAGEYSO:- Guddoomiye Faraweyne ” Laascanood Xorbay noqonaysa waana u dhimanaynaa ”

0

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne oo Caawa Warbaahinta Guddaha la hadlayaay ayaa sheegay in ay ka xunyihiin Caburunta iyo Cagajuglaynta Maamulka Somaliland kuhayo shacabka Laascanood ,isago sheegay in gordhaw tagi donaan magaladdas.

Faraweyne ayaa sheegay in intay nafta kujirto Ciidanka Puntland aysan joojin doniin xabadda isla markaana weraar xoogan ku qaadi donaan Ciidamadda somaliland markana uu dagaal istaagi donin.