DHAGEYSO:-Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland oo ka hadlay tacadiyada Laascaanood ka socda

0

Wasiir ku xigeenka wasaarada cafimaadka puntland faarax maxamed warsame ayaa ka hadlay dhibaato ay ciidamada maamulka somaliland u geysteen shacabka magaalada laascaano.

Wasiirka ayaa sheegay in xukuumada puntland ay xiligan u diyaar garawday sidii dhibaatada maamulka somaliland ku hayo shacabka gobolka uga dulqaadi lahaayeen waa sida uu hadalka u dhigaye

Hoos ka dhageyso codka.