DHAGEYSO:-Taliyaha Qaybta Laascanod Oo Ka Hadlay Dad La Xidhay Iyo Sababta Kadanbeysa

0

ka dib banaan baxyo shalay ka dhacay magaalada laascaano ee xarunta gobolka sool waxaa markii ugu horay warbaahinta la hadlat taliyaha Qaybta Laascanod ee maamulka soomaaliland wuxuu sheegay in 57 qof loo xidhay arimo la xidhiidha banaan baxyo rabshado wata oo shalay ka dhacay magaalada.