DHAGEYSO:-Shacabka Gaalkacyo oo ka Hadlay Dagaalka Tukaraq iyo Xaalada gobolka Sool

0

Iyadoo ay wali taagantahay Xiisadda Colaadeed ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa shacabka Magaalada Gaalkacyo wuxuu ka hadlay dagaalkaasi iyo aragtidooda.

Qaar kamid ah Shacabka Gaalkacyo ayaa waxay ka hadlay Arinta magaalada Laascaano waxaan ay sheegeen in shacabkaasi dhibaato lagu hayo.