DHAGEYSO:- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Galmudug oo war kasoo saaray khilaafka Madaxda Galmudug.

0

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa kulan ay isugu yimaadeen, waxa ay uga hadleen khilaafka madaxda maamulka Galmudug oo maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii shareeraysa.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO