DHAGEYSO:- Cismaan cabdilaahi saxardiid Cadani “Dagaalka tukaraq waxaa dabada ka riixaya farmaajo”

0

Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadni ayaa si adag uga hadlay dagaalka tukaraq ka dhacay iyo dad uu sheegay in ay dabada ka riixayaan dagaalka ka dib markii ay ku guuldaraysteen dadkii xilka u dhiibtay.

Cadaani ayaa madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo ku edeeyay in uu hurinayo colaada ka taagan gobolka sool gaar ahaan tukaraq isaga oo hadalkiisa sii wat ayuu sidoo kale sheegay in madaxweynaha puntland dhankiisa colaada gobolka uu qayb wayn ka yahay