DHAGEYSO:-Somaliland oo mar kale war ka soo saartay maamulka hawada soomaaliya

0
Somaliland ayaa Sheegtay In Maamulka Hawda Somaliya Aan Lagu Wareejin Karin dowladda dhexe ee soomaaliya wasiirka duulista hawada maamulka soomaaliland oo hortgay barlamanka maamulkaasi ayaa sheegay in ayna jirin wax lagu wareejiyay dowladda soomaaliya oo dhanka maamulka hawada ah sida uu hadalka u dhigay