DHAGEYSO Sheekh Shaakir ” Dawladda Federaalka Faragelinta Qaawan ayay ku haysaa Galmudug”.

0

Waxaa marba marka ka dambeysa cirka isku sii shareeyaya khilaafka ka dhex taagan madaxda maamulka Galmudug, iyadoo ay garab kamid ah maamulka Galmudugna ay eedeeyn culus u jeedinayaan dawladda federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen in ay faragelin qaawan ku hayso maamulka Galmudug.

Madaxa xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo wareysi gaar ah siinayey Idaacadda Voa Laanta Afka soomaaliga ayaa sheegay in khilaaf uusan jirin, gaashaankana u daruuray baaq uga yimid dowladda oo ahaa inay shir lagu xalyinayo khilaafka isugu yimaadaan.

Waxa uu hadalkiisa imtaasi ku daray in Maamulka Galmudug waxkasta oo khilaaf ah oo dhexdooda soo galay in ay iyaga is xalin doonaan,isla markaana cidii ay doonaan ay wacanayaan.

HOOS KA DHAGEYSO