DHAGEYSO:- Hooyo Gaalkacyo ku xanuunsan oo Cawimaad dalbatay

0

Maamo Fartuun Axmed oo kamid ah Hoyooyinka Soomaliyeed ee ku nool Gaalkacyo ayaa ka hadashay xanuun gabi ahaanba Curyaamiyaay shaqadi ay kashaqayn jrtay ,taas oo ahayd in magaaladda Ay nolol malmeedka uga raadin jirtay Caruurta ay dhashay,

Hooyadan ayaa sheegtay in Cudurka Tiibayda uu lafaha ka galay ,isla markaana Cududrkaas uu curyaamiyay haatana la jifto gurigeda waxayna codsatay in bulshada soomaliyeed ay caawiyaan.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO