DHAGEYSO:-Xubnaha Aqalka Sare Ee Somaliya oo 50 kun oo dollar ku Bixiyay Gurmadka Fatahaaadaha

0

Kulan ay caasimada soomaaliya ee muqdisho ku yesheen xildhibaanada aqalka sare ayaa warbixin looga dhagaysanayay gudiga difaaca iyo gudiga fatahadaha ee dalka ka dhacay ee ay u xilsaareem xidhibanada aqalka sare in ay warbixin ka keenaan fatahadaha ay sameyeen wabiyada jubba iyo shabelle.

Hoos ka dhageyso codka