DHAGEYSO:-Siyaasi Reer Sool ah oo Ka Hadlay Go’aamadii Puntland Fariina u direy Madaxwayne Biixi

0

Mid ka mid ah siyaasiyiinta da’da yar ee ka soo jeeda gobolka sool ayaa madaxda puntland iyo somaliland fariin adag warbaahinta u mariyay.

Siyaasi khadar muxumed maxamuud ayaa si adag uga hadlay go’aamo ay dhawaan puntland ka soo saartay xaalada gobolka sool taasi oo ahayd in ay la wareegi doono hantida cid kasta oo tageerta maamulka somaliland kuna sugan gudaha iyo dibada puntland

Hoos ka dhageyso codka