DHAGEYSO:-Culimadda Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Ciidsiinta Caruurta Agoonta ah

0

Xilli Lagu Guda Jiro Bisha barakeysan Ee Ramadan Ayaa qaar Ka Mid Ah Culimo Awdiinka Soomaaliyeed Waxa Ay Ku baaqayaan in La Ciidsiiyo Caruurta Agoonta Ah.

Culimada Ku Dhaqan Magaalada laas-caanood Ee xarunta Gobolka Sool Ayaa Waxa Ay Ku Baaqeen In Laga qayb-qaato ciidsiinta Caruurta Agoonta Ah.

Waxa ay Tilmaameen In Loo Baahan yahay In Dhaqaalo La Aruursho Si Caruurta Agoonta Ah Loo Ciidsiiyo Maadama Aysan Heysani Waalid Ka Fekaraya Ciidooda Sida Ay Culimada Sheegeen.