DHAGEYSO:-Cali khaliif”Gaas Waxaan Leeyahay Sool & Sanaag Waxba Kama Tihid Galkacyo ku laabo”.

0

Cali khaliif galayr oo xiligan ku magacaban in uu yahay madaxweynaha maamulka khaatumo ayaa markii ugu horaysay ka hadlay colaada ka taagan gobolka sool gaar ahaan magaalada tukaraq.

Cali khaliif ayaa sheegay in maamulka puntland gaar ahaan madaxweyne cabdi wali maxamed cali gaas uu yahay shaksi aan waxba ka khusaynin gobolada sool sanaag iyo cayn uuna yahay nin ka yimid gaalkacyo loona baahan yahay in uu ku laabto meeshii uu horay uga yimid sida uu hadalka u dhigaay cali khaliif galayr

Hoos ka dhageyso codka