DHAGEYSO:- Cabdirashiid Janan “Saraakiisha iyo Ciidanka waa inay iska Ilaaliyaan weerarada Shabaab”.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Maxamed (Janan) uu maanta ku amray Saraakiisha iyo Ciidmaada Jubbaland in ay difaacooda adkeyaan islamarkaana ay ilaaliyaan shacabka kana foojignaadaan weeraro gaaadmo ah oo uga yimaada ururka falaagada ah ee Al Shabaab.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO