DHAGEYSO:- Dalka Cuman oo xaaladu Adagtahay ,Kadib Duufan ku dhufatay

0

Dalka Cumaan gaar ahaa Magaaladda salala waxaa kad’ayay tan iyo shalay roob duufan xoogan wataa kaas oo khasaare leh u kadhashay ,waxaana jira dhimasho kadhalatay ,iyo guryo gawari badana biyuhu latagen.

Saamiyo Xuseen oo kamid ah somaalida kunool dalkaas,isla markaana dagan salala oo Allgalgaduud Waraysi siisay ayaa kawarantay bal khasaaraha kadhashay roobka xoogan ee wata dufaanka iyo khasaaraha kadhashay intay ka ogtahay,iyado sheegtay in xaafado badan oo magaalada salala kamid ah biyuhu ay galeen dabaqyadana gaaren.