DHAGEYSO:- Axmed Madoobe oo Golihiisa Wasiirada Shir Xasaasi ah la qaatay

0

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa shir Gudoomiyeey Shirkii Golaha Wasiirada ee jubbaland,iyado looga hadlay xaaladda Amni ee dagaanadda Jubbooyinka iyo Fataahada Wabiga Shabeele ee sameyaay Beeralayda Gobalka Gedo.

Shirka ayaa Waxaa Warbixino la Xiriira Safarada ay ku maqnayeen looga dhegaystay Qaar Kamid ah Wasiiradda maamulkaas oo safaro Shaqo ugu Maqna Dalka Dibadiisa,iyado dhamaan ay ka hadleen Guulihii ay kalso laabteen safaradoodi.