DHAGEYSO:- Xareed Cali Xareed oo ka hadlay khilaafka madaxda Galmudug.

0

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed iyo ku xigeenkiisa labaad ayaa dhankooda sheegay in Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha baarlamaanka ay ka codsanayaan in aysan kala geyn ummadda Soomaaliyeed.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO