DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Khilaafka Galmudug iyo Faragelinta Dawladda Federaalka Soomaaliya.

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Xaaf iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Galmudug, waxa ay ka hadleen Khilaaf la sheegay in uu soo gala dhexgalay Mas’uuliyiinta Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii maanta Magaalada Cadaado ay sheegeen Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Dhinaca kale Madaxweyne Xaaf waxaa uu tilmaamay in khilaafka jira lagu xalin doono Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO