DHAGEYSO:-Madaxweynaha Somaliland oo dagaalka Tukaraq ku eedeeyay madaxda dowlada Soomaaliya.

0

Madaxweynaha soomaaliland muuse biixi cabdi oo wariyaasha kula hadlay madaxtooyada maamulkaasi ayaa dowladda dhexe ku eedeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka tukaraq.

muuse biixi ayaa sheegay in ay wada hadleen madaxda dowlada dhexe maamulada labada dhinac ee dgaalku dhexmaray balse ay ka baxeen wixii lagu wada hadlay