DHAGEYSO:-Guddoomiyaha magaalada marka oo edeeyn kulul u jeediyay madaxweynaha soomaaliya

0

Gudoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose,Maxamed Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in Maalmahaan uu Dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowlada oo ka socday Degaanada hoos yimada Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Dhanka kale waxa uu sheegay in madaxweynaha soomaaliya uu ka gaabiyay in Gobolka Shabeellaha Hoose arrimaha ka taagan uu wax ka qabto