DHAGEYSO:-Ciidamada xasilinta muqdisho oo howlgal ku soo qabtay hub iyo raggii watay

0

Ciidanka xasilinta caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa howlgal ay sameyeen degmada warta nabada waxay ku soo qabteen hub iyo dadkii watay .

Guddoomiyaha degmada Wartanabada Seynab Xaabseey ayaa sheegtay in labo dhalinyaro ah lagu arkay,iyaga oo watey hub Sharcidarro xili ciidamada amaanku ay howlgal culus degmada ka wadeen