DHAGEYSO:-Gurmad la gaarsiiyay dadka ku dhaqan degmada doolow ka dib saamaynta fatahaada wabiga Jubba

0

Dadka ku dhaqan Degmada Doolow ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyay ka dib fatahaadii wabiga jubba uu ka sameeyay deegano ka tirsan gobolka gedo.

Maamulka degmada iyo gudiga gurmadka heer qaran ayaa shacabka gaadhsiiyay deeq isoogu jira timid iyo raashin xili xaalada dadka ay samanaynta ku yeelatay fatahada wabiga meel xun maraysay

Hoos ka dhageyso codka