DHAGEYSO:-Wasiirka Warfaafinta Somaliland”puntland wan jabinay dagaal danbe ma so qaadi doonaan”

0

Wasiirka Wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guribarwaaqo oo warbaahinta kula hadley  hargaysa waxaa uu ka hadley dagaalka ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ku dhex maray deeganka Tuko-raq .

Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay dagaalkaasi guulo ka gaadheen isla markaana ay jabiyeen ciidanka Puntland.