DHAGEYSO:-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Dagaalkii Tuko-raq “Tageero Farmaajo ayaa dagaalka ka muuqata”

0

Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in dagaalkii saaka dhexmaray maamulada puntland iyo soomaaliland uu ahaa mid laga soo aabaabulay muqdisho sida uu hadalka u dhigay .

Faysal cali waraabe ayaa si cad u sheegay in dhamaan beesha daarood ay ku soo duuleen shacabka soomaaliland si loo bur burin lahaa amaanka ay haystaan