DAAWO:- Gaadiid dagaal iyo Hub laga qabsaday Somaliland oo Garoowe la geeyay.

0

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa la geyay Hub iyo Gaadiidka dagaalka ee Tiknikada oo maamulka Puntland uu sheegay inay ku qabsadeen dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

 

 

 

Hoos kadaawo Muqaalka