DHAGEYSO+SAWIRRO:-Cabud-waaq Oo Lagu Soo Xiray Shir Ka Socday Muddo 4-Bilood Ah

0

Dagmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobalka Gal-gaduud Ayaa lugu soo Gabagabeeyey shir in ka Badan 4 Bilood uga Socday odaayasha Golaha Gurtiga ee ka Kooban 25 Xubnood oo ah kuwa ay ka GO,odo Talada waqooyiga Gobalka Galgaduud Waxaana magacaabay Xubanahan Guurtiga Caabbudwaaq madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka ah markuuu socdaaalka ku maraayay Goballada Dalka Qaar.

Waxaana odayaasha Golaha Guurtiga mudadaasi kulamada ay yeesheen ay kaga Hadlaayeen amaanka iyo dhamayta Khilaafaadkii u dhaxeeyey Beelaha walaalaha ah ee Wada Dega Dagmada munaasabada soo Xiritaanka shirarkasi ayaana Waxaa soo Qaban qaabiyay Wasaarada arimaha Gudaha maamulka Galmudug oo kaa shanayso Odayaasha Golaha Guurtiga.