DHAGEYSO:-Puntland oo go’aamo culus kasoo saartay dadka ay ku cadaato gacan siinta Somaliland

0

Guddiga difaaca Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe waxay sheegeen in Puntland ay ka go’antahay xoraynta gobolka Sool, isla markaana ay abaalmarin doontoTaliye ciidan iyo masuulkasta oo ka Soo goosta inta howlgalku socdo maamulka Somaliland.

Waxaa kaloo ay u mahadceliyeen odayaasha iyo waxgaradka Puntland ee gobolka Sool oo taageeray howlgalka xoraynta ciidamda Puntland.