DHAGEYSO:-madax ka tirsan galmudug oo deeganka xanan buure uga qeyb galaygo gol nabadeed oo lagu hishiisinayo beelo dagaal dhexmaray

0

Madaxa xukuumada galmudug sheekh maxamed shaakir xasan ayaa ka qayb galay gogol nabadeed oo lagu soo gaba gabeeeyay deegaanka xanan buure.

Gogoshan nabadeed ayaa lagu heshiisinayay hal beel oo walaalo ah waxaana gogoshan nabadeed horay u dhigay madaxa xukuumada galmudug sheekh maxamed shaakir cali xasan