DHAGEYSO:-Maamulka Somaliland oo amaro culus ku soo rogay gobolka sool maxay tahay sababtu?

0

Maamulka Soomaaliland ayaa dhankooda maanta waxa ay soo saareen Awaamiir ay ku mamnuuceen Hubka Gaadiidka iyo shirka siyaadaeed oo uusan ogayn maamulka ,

Amarkan ayaa waxa uu ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Golaha wakiilada Soomaaliland Baashe Maxamed Faarax amarkan ayaa soo baxay ka dib markii maamulka puntland gaar ahaan gudiga difaaca ay amar culus maanta galinkii hore ka soo saareen magaalada garoowe