TOPNEWS:-Guddiga Difaaca Puntland oo soo saaray amaro la xiriira amaanka

0

Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amaro la xiriira isu socodka gaadiidka iyo dadka, kadib kulan gaar ah oo ay yeesheen.

Guddiga ayaa saraakiisha ammaanka faray in baraha kontoroolada aanay soo dhaafi karin dhammaan gaadiidka sida shidaalka ee ka imaanaya dhanka caasimada garoowe