Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Guddoomiyaha Sh/Hoose

0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa warqad ka soo baxday xafiskiisa wuxuu ku magacaabay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Warqada ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay Maxamed Ibraahim Barre.