DHEGEYSO:-Wasiirka amniga soomaaliya iyo Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka muqdisho

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii ka da’ayey caasimadda Muqdisho.

Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in 6 qof ay ku geeriyoodeen isla markaasna 301 guri ay biyo galeen halka qaar kalana ay dumeen.