DHEGEYSO:-Maxaabiis Ku Xiran Hargeysa Oo Baaq U Diray Madaxda Galmudug

0

Ku Dhawaad 20 Dhalin-yaro Ah Oo Kasoo jeeda Deeganada Maamulka Gal-mudug Ayaa Hadda Waxa Ay Ku Xiran Yihiin Xabsiyo Ku Yaal Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Maamulka Soomaaliland.

Dhalin-yaradaan Ayaa Xabsiga Waxa Ay Ku Jiraan Muddo Todobo Illaa Sideed Sano ah iyagoona Sheegay In Aysan daryeel Ah Ku Heysanin Goobta Ay Ku sugan Yihiin.

Madaxda Maamulka Gal-mudug Ayaa Waxa Ay U Direen Baaq Ah In Ay Kasoo Daayaan Xabsiga Ay Ku Jiraan Ee Ku Yaal Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Soomaaliland.