DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Togdheer Oo Soo Af Jaray colaad Laba beelood u dhaxaysay

0

Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Soo Af Jaray colaad Laba beelood u dhaxaysay mudo badan maamulka ayaa sidoo kale sheegay in shuruudo adag labad belood la dhex dhigay

Maamulka gobolka togdheer ayaa beelaha ood wadaga ah ugu baaqay in nabad galliyada laga shaqeeyo xili baryihii danbe dagaalka dhanka beelaha ah uu ku soo badanayay gobolada wuqooyiga soomaaliya amaa soomaaliland

Hoos ka dhageyso codka