DHEGEYSO+SAWIRRO:-Xaafad Katirsan Qardho oo Lagu Kala Cararay Dhulka oo Dillaacay iyo Culimo Sheegtay Inay Tahay Calaamad Aakhiru Samaan

0

Hoy ay daganyihiin qoys danyar ah oo ku yaala magaalada Qardho ayaa lagu arkay arrin argagax ku abuurtay dadwaynaha, kadib markii la arkay dhulka oo si lama filaan ah u dilacaay, burburna soo gaarsiiyay hoyga ay daganyihiin qoyska.

Guriyagan ayaa waxaa booqday maamulka degmada, golaha deegaanka iyo khuburo dhanka deegaanka ah, inkastoo ay jirin wax ay ku cabireen.