DAAWO:- Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay

0

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas . Fadalan ka faa’idayso hadaad awood u leedahayna sii gudbi si aan ajarka noola wadaagto.